Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qoysaskan barkacayaasha ah oo ku nool duleedka degmada Garasbaaleey ayaa xiligaan waxaa soo wajahay xaalad nolol xumo waxaana ya dalbadeen in caawiyo
Barakacayaashan ayaa baahiyaha ugu daran ee xiligaan heeysta waxaa kamid ah Hooy la’aan,Biyo yari iyo Raashiin la’aan.
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani