Barakacayaal ku nool Duleedka Baydhabo Oo ka Cabanaya Xaalad Adag soo wajahdey.

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)  Qaar ka mid ah barakacayaasha ku nool kaamamka ku yaala Duleedka Degmada Baydhabo oo kala ah Qaydar cade, Rakaale, warmiraad iyo xudur cadow ayaa waxey shegeen in baahiyo kala duwan ay ka jiraan kaamamkooda sida cuno la’aan, biyo yeri, caafimaad Daro iyo caruurtooda oo aan haysan waxbarasho.

Dadkaan oo u badan haween iyo caruur ayaa waxey codsadeen in Laga caawiyo waxyaabaha noolasha aas aaska u ah gaar ahaan Cuno iyo daryeel caafimaad maadama ay labadaasi u leedahay Muhiimad gaar ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here