Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qoysaskan Barakacayaasha ah ee ku jira Kaamka Kaamka Hilaac Ee Degmada Dhuusamareeb ayaa waxay isugu jiraan Haweenka Waayeel iyo Caruur kuwaas oo daruufo kala duwan ka soo barakicisey Deeganadooda mudana ay halkaas degan yihiin iyagoo aysan helin gargaarkii ay u baahnaayeen
Dadkan Barakacayaasha ee ku jira Kaamka Hilaac Ee Degmada Dhuusamareeb ayaa ay u baahan yihiin in laga taageero helitaanka ,Cuntada Biyaha, Caafimaad daro iyo guriyaha ay ku jiraan oo ah kuwa Burbursan iyadoo la galaaayo Xili Roobaadka Deyrta.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady