Barakacayaal ku nool Dhoobley oo Codsadey in la caawiyo

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamka Hodan-1 waxuu ka mid yahay kaamamka ku yaala Magaalada dhoobley, waxaa ku nool dad badan oo barakacayaal oo ka soo barakacay deegaanada u dhow degmada Dhoobley iyo sidoo kale deegaano ka tirsan gobolka jubada dhexe.

Barakacayaashan ayaa wajahaya duruufo nololeed oo adag kuwaasi oo ay ka mid yihiin hoy la,aan, cuno yari iyo duruufo kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here