Barakacayaal ku nool Dhoobley Oo abuurtay ganacsiyo yaryar.

0
141

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay ka mid tahay Magaalooyinka ay soo gaareen Barakacyaasha ugu badan ee ku barakacay gudaha Dalka.

Qaar ka mid ah Barakacayashan oo isku jira xoola dhaqato Beeraley ayna saameyeen Abaraha xoggan ee ku dhuftay qeybo badan oo ka mid ah Gobolada Dalka ayaa abuurtay Ganacsiyo yar yar oo ay ku maareeyaan noloshooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here