Barakacayaal ku nool Degmada Waajid Oo ka Cabanaya Xaalad nolol xumo.

0
79

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mid ka mid ah kaamamka ku yaala duleedka magalada waajid ee gobolka bakool ayaa waxey dadka danyarta ah eee degan kaamkaasi ay yihiin kuwa wajaheya xaalado adag maadama aan haysan waxyaabaha noolasha aas aaska u ah.

Dadka ku nool kaamka buurabas ee degmada waajid oo ay u badan yihiin caruur, wayeelo iyo haween ayaa wax ka hadleen sid ay tahay noolashooda ayigoona tuulooyinkooda ay uga soo barakaceen daruufo kala duwan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ