Barakacayaal ku nool Baydhabo Oo Soo food saartey Xaalad adag.

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kaamka Buula Baraka ee duleedka magaalad Baydhabo ayaa dadka ku nool waxey ka cawaneyaan nolal xuma soo food saaratey ayidoona ay kaamka ay ku nool yihiin in ka badan 75 qoys oo isuga jira dadka baahiya gaarka qaba haween, caruur iyo dad waayeelo ah daruufa jira awgeedana uga soo barakacey degaanadooda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here