Barakacayaal ku nool Baydhabo Oo loo Tababarayo Xirfado ay ku shaqeystaan.

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Koonfur Galbeed iyo hay’adaha samafalka oo is kaashanaya ayaa bilaabey in xirfado la baro dadka soo barakacay, si noloshooda u maareeyaan, ugana maarmaan ku tiir sanaanta gargaarka loo fidiyo

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegey in ay qorsheynayaan dadka barakacayaasha ah ay ka maarmaan ku tiir sanaanta gargaarka taasi bedelkeed ay bilaabeen in dadka ay baraan Xirfado

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here