Barakacayaal Ku Nool Baydhabo Oo Loo Qeybiyay Deeq Raashiin ah

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kun iyo Shan boqol Qoys oo ka mid ah Bulshada Magaalada Baydhabo gaar ahaan kuwa dan yarta ah Agoonta iyo Barakacayaasha ayaa waxa loo qeybiyey Mucaawino isugu jirta Bariis,Saliid iyo Xoola Nool,waxana Qoysaskan Deeqdaan soo gaarsiyay Wasiir kuxigeenka Wasarada Diinta iyo Awqaafta Xukumada Federelka ahna Mudane ka tirsan Barlamanka Soomaaliya Shariif Salax Shariif Siidkeey.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here