Barakacayaal ku nool Baladweyne Oo codsaday in loo dhiso Xarumo Caafimaad

0
157

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kaamka Gabooyo 1 oo ku yaalla xaafadda Kooshin ee Magaalada Baladweyne ayaa xiligan waxaa ka jira baahi dhanka caafimaadka ah iyadoo kaamka ay ku jiraan haween badan oo gaaray xiliga dhalmada kuwaasi oo aanan heeysan daryeel caafimaad oo ku filan.

Daka ku nool kamkan ayaa kasoo hayaamay abaaraha ka jira dalka iyagoo soo maciin biday Magaalada Baladweyne si ay u helaan nolol dhaanta deegaanada ay kasoo barakaceen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here