Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in Caruurtooda loo ciidsiiyo

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) In kastoo ay jiran dad badan oo ku nool magaalada Baladweyne oo caruurtooda u iibiyay dharka ciida ayaa haddane waxaa jira dad danyar ah oo ku nool kaamamka barakacayasha ee ku yaalla magaalada Baladweyne oo awoodin inay caruurtooda u iibiyaan dharka ciida.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here