Barakacayaal Cusub Oo gaarey Degmada Doolow Gobolka Gedo

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)kaamka Gaharay Ee duleedka Degmada Doolow ayaa waxa Maalmihii la soo dhaafay soo gaaray qoysas hor leh oo kaso barakacay gobolada dalka iyo kuwa qootigaah oo ka imaanayey dowladaha deriska ah ee Itoobiya iyo Kenya Dadka ayaa wajahaya dhibaatooyin ay ka mid yihiin biyaha, cunnada, waxbarashada, caafimaadka, hoy l.aan oo ahay ka hesatay kaamka Gaharay Ee duleedka Degmada Doolow

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here