Baraagado Lagu Keydiyo Biyaha Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Baydhabo.

0
41

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Baydhabo waxaa markii ugu horeysey laga hirgaliyey Ceel-biyood iyo Baraago Loogu Tala galay in Biyaha Lagu Keydiyo sidoo kalena lagu sifeeyo

Mashruucaan oo loogu talagay in ay ka faaideystaan dadka baydhabo oo ay helaan Biyo Nadiif ah oo qiimo ahaana ka Raqiisan kuwa maanta la isticmaalo waxaana dhawaan Maamulka KGS uu sheegey in Hirgalintiisa la bilaani doono.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here