Bangiga Soomaaliland Oo digniin u direy Sariflayaasha Sicir bararka Abuuraya

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kadib Markii mudooyinkii ugu dambeeyay uu sare u kac ku yimid suuqyada sarrifka Magaalada Hargeysa ayaa waxaa Bangiga Somaliland lacago doolar ah galiyey suuqyada sarrifka Magaalada Hargeysa ee Somaliland.

Gudoomiye ku xigeenka Bangiga Somaliland oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Bangiga iyo saraakiil kale oo ka tirsan Bangiga Somaliland ayaa lacaqtan doolarka ah galiyey suuqyada sarrifka Magaalada Hargeysa ee Somaliland.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here