Bangiga Dhexe Soomaaliya Oo Dah-furay Adeeg si digital ah lacagaha la isugu wareejiyo.

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hannaankan loogu magac daray SOMQR wuxuu ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed u sahlayaa inay si digital ah lacagaha isugu wareejin karaan iyagoo isticmaalaya hannaanka SOMQR.

Adeegga lacag-bixinta deg dega ah ee uu soo kor dhinayo SOMQR waxaa ku midaysnaan doona bangiyada oo dhan iyo shirkadaha bixiya adeegga mobile money, Waxaa loo adeegsan doonaa wax kala iibsiga, lacag isu dirista, canshuur bixinta, iwm.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here