Bangiga Addunka iyo IMF oo sheegay in Soomaaliya mudantahy in laga cafiyo deynta lagu leeyahay

0
254

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka maaliyadda XFS Abdirahman Dualeh Beileh oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyay hadalkii ka soo yeeray Bankiga aduunka iyo hay’adda lacagta aduunka ee IMF ta ee ku aadanaa in Soomaaliya ay mudantahay in laga cafiyo deymaha faraha badan ee lagu leeyahay.

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa tilmaamay in bangiga adduunka iyo hay’adda lacagta aduunka ee IMF ay qireen in Soomaaliya ay ka gudubtay shuruudihii lagu xiray iyadoo ay jiran caqabado badan oo ku horgudbana islamarkana ay isku raaceen in qiimeynta la sameeyay ay muhiim u tahay in Soomaaliya laga cafiyo lacagaha lagu leeyahay.

Halkan Hoose ka dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here