Shirka Xeerka Maareeynta Biyaha Oo Ka Furmay Magaalada Baydhabo

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo waxaa ka furmay shir iyo aqoon iswaydaarsi socon doona sedex maalmood, waxaa soo qaban qaabisay wasaarada biyaha kg, waxaana diirada lagu saari doonaa soo bandhigista xeerarka siyaasada maareynta biyaha, si gaar ah waliba tan magaalada Baydhabo oo markasta xaaladeedu taagan tahay siiba tan qoysaska barakacayaasha ah.

Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen wasaaradaha caafimaadka, shirkadaha adeega biyaha ka shaqeya, in-jineero iyo khuburo ka socda hay’addaha dhanka biyaha ka shaqeeya.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here