Bandhigga Tiknoolijiyadda Beeraha Soomaaliya Oo ka Furmey Magaalada Muqdisho

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ra’iisul Wasaaraha XJFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay shirka Bandhigga Teknoolajiyadda Beeraha Soomaaliyeed, kaas oo lagu soo bandhigayey caqabadaha beeraleyda dalka haysta iyo dadaalka ay dowladdu ku bixinayso kor u qaadidda wax-soosaarka iyo dalagyada beeraha Soomaaliya.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here