Bandhigga Buugga Hibadda Qarsoon Oo Lagu soo Bandhigay Hargeysa.

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay Buuga Hibadda Qarsoon oo ay qortay Qoraa Balqiis Mohamed Cabdi, waxaana Munaasabad Buugan lagu soo bandhigayay ka qeybgalay Maayarka Magaalada Hargeysa, aqoonyaano,dhalinyaro iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Balqiis Mohamed Cabdi oo ah qoraaga buuga Hibadda Qarsoon ayaa ugu horeyn Sharaxday marxaladihii uu soo maray buugeeda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here