Bandhiga wax soo saarka dalagyada Beeraha Gobalka Shabellaha Dhexe oo lagu qabtay Jowhar

0
180

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada jowhar ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayey wax soo saarka dalagyada kala duwan ee ka baxa beeraha gobalka Shabellaha Dhexe waxaana ka soo qeyb galay Bandhiga wasiir ku xigeenka wasaarada beeraha iyo waraabka hirshabeele Maxamed Bashiir Qaasim (daqare) aqoon-yahano iskaashatooyinka ka dhisan magaalada jowhar iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here