Bandhiga Qorshaha Isbedelka Qaranka Oo Muqdisho ka Furmey.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Daah-furka Qoraalka Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) 2025-2029, waxaa si rasmi ah u Furey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Munaasabada waxaa goob joog ka ahaa Raisul wasaaraha Xukuumadda DanQaran iyo ku xigeenkiisa , Golaha Wasiirada Xukuumadda, xildhibaanno, masuuliyiin ka socota Beesha Caalamka iyo Marti sharaf kale oo lagu casuumay

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here