Bandhiga Habka Nashqadeynta Magaalooyinka Galmudug Oo Dhuusamareeb lagu qabtey

0
190

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bandhigaan oo ahaa mid ku saabsan habka nashqadeynta magaalooyinka casriga ah ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Inta uu socodey bandhiga ayaa waxaa ka soo qeyb galey maamulka degmada dhuusamareeb xilidhibaano iyo qeybaha kala duwan bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here