Bandhiga Ganacsiga KG Oo Maanta Magaalada Baydhabo ka Furmey

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Baydhabo waxaa maanta lagu qabtey Bandhiga Carwada Ganacsiga Koonfur galbeed soomaaliya, waxaana ka soo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan KGS iyo ganacsato.

Bandhiga carwada inta ay socotey waxaa lagu soo bandhigey ganacsiyo kala duwan oo ay u badnaayeen kuwo ay hal abuureen gabdho iyo wiilal wax ku bartey Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here