Bandhiga Gabdho Online ku Bartay Qur’aanka Oo Lagu qabtay Baydhabo

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Labaatan Gabdhood si Online ah Wax ugu Barteen Madarasada Ansaarul Quraan ayaa Magaalada Baydhabo looga gabtay Bandhig ay ay ku sameeynayaan Aqoontooda Qur’aanka kariimka iyagoo ku akhrinaya Towjiidka Iyo Culuumta Diiniga ah.

Gabdhaahan ayaa soo Bandhigay Subac ayagoona si Cod Macaan ah ugu Akhrinaya Qur’aanka kariimka.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here