Bandhiga Cilmi baarista Calafka Xoolaha Oo lagu qabtay Burco

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabada Bandhiga Cilmi baarista iyo Horumarinta Calafka Xoolaha oo lagu qabtey Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiinta wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Beeraha iyo Deegaanka iyo ururka Geeleyda,ayna soo qaban qaabisey Xarunta Cilmi baarista Gobolka Togdheer iyadoo halkaasi Bulshada lala wadaagey Cilmi baaristii la sameeyey waxa ka soo baxay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here