Bandhiga Buugga Hab tacbashada Wanaagsan Oo Kismaayo Lagu qabtey.

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka Dah-furtay Buugga Horumarinta iyo Xalka ugu Wanaagsan ee loo Tabco Dallagyada Kala duwan ee laga Beero Dalkeena Soomaaliya.

Bandhiiga waxa ka soo geyb galay Wasiirka Beeraha jubaland,Agaasimaha Wasaarada Beeraha XFS iyo Aqoonyahano ku taqasusay Arrimaha Beeraha,Ujeedka Bandhiiga Buugaan ayaa ah in Beeraaleyda Soomaaliyeed ay helaan Buug Dhameytiraan o ay ka heli karaan Xogaha Beeraha.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here