Bandhiga Buugga Fahamka Arrimaha Caymiska Islaamiga ah Oo Hargeysa lagu qabtey.

0
71

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankani oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah masuuliyiinta maamulka soomaaliland, maamulka degmada Hargeysa, aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ahaa mid lagu soo bandhigaayey Buuga fahanka Arrimaha caymiska Islaamka

waxaana uu kulanka inta uu socdey lagu soo bandhigaay Ahmiyada uu leeyahay Buuga fahanka Arrimaha Caymiska.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here