Bandhiga Buugga Daruufo adag Oo Lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
23

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa lagu soo Bandhigey Buuq ay qortey Qamar Maxmuud Aadan oo ah Gabadh Ardeyad ah oo Sanadkan ka baxaysa Fasalka Shaadiga ah Dugsiga sare ee 12aad.

Qamar Maxmuud Aadan ayaana Buugan ay qortey ku magacaawdey Duruufo Adag iyo Rajo Horleh, Waxana Munaasabada Bandhiga Buugan Duruufo Adag iyo Rajo Horleh ka soo qeyb-galay Masuuliyiin ka soctey Maamulka, Ururada Waxbarashada ka shaqeeya,iyo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here