Bajaajleyda Muqdisho Oo ka Faaideysanaya Fursad Caafimaad ay ka heleen Cisbitaalka Al Caasima.

0
57

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Cisbitaalka Al Caasima oo ka mid ah Cisbitaalada Gobolka Banaadir ayaa si Adeeg caafimaad oo qiima jaban u helaan wadayaasha Mooto Bajaajta soo kordhiyay Kaar la magaca baxay Bajaaj kaabe, kaas oo ah kaar caafimaad oo loogu talagalay Dadka wadayaasha Mooto Bajaajta oo kaliya.

Madaxa Xiriirka Dadweynaha Cisbitaalka Al Caasima ee Gobolka Banaadir Daahir Siid Axmed ayaa sharxay hababka loo marayo qaadashada kaarkan.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here