Bajaajleyda Magaalada Baladweyne Oo ka Cabanaya Wadooyinka Burbursan.

0
21

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wadooyinkan dhax mara bartamaha Magaalada Baladweyne ayaa ah kuwa Burbursan islamarkaana ay dhibaata ku qabaan shacabka iyo Gaadiidleyda Magaalada maadaama aysan mudo helin wax dib u dhis ah taasi oo keentey in ay sii burburaan,Baabuurta ayaa hada isticmaala wadooyinka Xaafadaha Magaalada.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here