Bahda Waxbarahada Degmada Baydhabo Oo ugu Hambaliyeeyay Radio Arlaadi Sanad-Guuradeedii 2aad

0
230

Baydhabo(Radio Arlaadi)- 15kii Bishii November 2018kii idaacada Arlaadi ayaa si rasmi ah looga hirgeliyay Maagalada Baydhabo, waxeyna shalay ku beegneyd Laba sana-guuradii 2aad ee idaacada.

Qaar ka mid ah Bahda Waxbarahada Baydhabo ayaa Raadiyaha ugu Hambaliyeey Sanad guuradii Labaad ee Idaacada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here