Bacaha la saarto guryaha laga galo roobka oo loo qeybiyay barakacayaal ku nool Baydhabo.

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudiga ka jabaabida Arrimaha Deg dega ah Dowlada hoose ee Degmada Baydhabo iyo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gergaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlada Koonfurgalbeed ayaa Manta Qaar kamid ah Xeriyaha Barakaciyaasha gaarsiiyey Bacooyin ay gabaad kaga dhigtaan Roobabka Da’aya

Gudigan ayaa wada dadaaladii loogu gurman lahaa dadka danyarata ah ee uu hada saameeyey roobabkan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here