Baarlamanka KG Oo Akhrintii 1aad Marsiiyey Sharciga Biyaha Oo Baarlamanka La hor keenay.

0
538

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi iyo Labadiisa ku xigeen ayaa Maanta Shir Gudoomiyey Kalfadhigii 4-aad kulankiisa 5-aad oo Akhrintii 1-aad ay marsiyeen Sharciga Biyaha oo ay horkeentey Baarlamanka Wasaaradda tamarta iyo Khayraadka Biyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here