Baarlamaanka Labada Aqal Oo Cod aqlabiyad ah ku Ansixiyey dib u Eegista Miisaaniyadda Dowladda.

0
171

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xildhibaannada labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ansxiyey ku noqoshada miisaaniyadda dowladda 2023-ka, waxaa ogol ugu codeysay 169 mudane, waxaa diiday 1 hal mudane halka ay ka aamuseen 2 mudane.

Gudoomiyaha Golaha shacabka Sheeikh Aadan Madowe ayaa ku dhawagay natiijada codeynta ay sameyeen Mudnayasha labada Aqal ee Baarlamaanka dalka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here