Baarlamaanka KGS Oo Maanta Meel Mariyey Miisaaniyad Sanadeedka Dowlada Ee 2021-ka.

0
322

Mudanayaasha golaha wakiilada KG oo maanta yeeshay kulan weynahoodiga caadiga ahaa islamarkaana uu shir guddominaayey guddomiyaha golaha wakiilada Dowlad KG Dr Ali Said Faqi ayaa lagu Ansixiyey miisaaniyadda 2021 waxana codka kala soonida siiyey 59 mudane waxaana diiday 1 mudane wax ka aamusay majirin.

Warkan Waxaa Inoo Haya Bishaar Mayow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here