Baaq Nabadeed oo loo Jeediyay Beelo Walaalo ah oo ku dagaalamay Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiin Ka tirsan Maamulka Hirshabeelle ayaa baaq Nabadeed U diray Beelo Walaalo ah oo ku dagaalamaya Deegaanno Ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle Mohamed Yusuf Coloow ayaa ku baaqay in la joojiyo Dagaal beeleedka Deegaaanka God Doofaar oo u dhow Deegaanka Saarasaare ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here