Baaq Nabadeed Oo loo direy Beelo ku dagaalamay Deegano katirsan Hirshabeele

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kualnkaan oo looga hadlaayey sidii loo joojin lahaa colaada ka soo cusboonaatey xadka ay wadaagaan Deegnada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe ayaa manta ka dhacay Magaalada Mqdisho , odayaal Dhaqameed iyo waxgarad ku shirey Muqdisho ayaa ugu baaqey beelaha Walaalaha Ah ee Dirirto ku dhexmartey in ay colaada ya joojiyaan iyagoo dhinaca kale dowlada feredalka iyo Maamulka Hirshabeele ugu baaqey in ay gacan ka geystaan sidii loo joojin lahaa colaadaasi.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here