Baaq Nabadeed Oo loo direy Beelo dagaalamaya Degmada Qoryooley

0
30

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bilihii la soo dhaafey waxaa Degmada qoryooley ka dhacaayey dagaalo u dhexeeyey beelo halkaas wada dega waxaana dagaalkaas geystey qasaaro isugu jirta dhimisho iyo dhaawac dad badan oo shacab ahna ay qasab ku noqotey in ay guriyohooda ka barakacaan.

Dagaalada ayaa salka ku haya Arimo dhul iyo Maamul la xariira iyadoona lagu guul dareystey in la joojiyo dagaaladaas inkastoo ay socdaan dadaalo lagu dhax dhigayo Nabad iyo Heshiis waara

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here