Baaq Nabadeed Oo Laga soo saaray Colaad beeleed ka soo Cusboonaatay Bariga Galgaduud.

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mas’uuliyiin iskugu jirto Wasiiro, xildhibaanada maamulka gobolka Galguduud iyo maamulka Dhuusamareeb ayaa sii wadajir ah ugu soo saareen baaq nabadaeed oo lagu joojinayo degaal beeleed u dhexeeya beelo walaala ah ku dagaalamay tuulooyiin hoos taga Bariga Dhuusamareeb.

Gudoomiyaha Dhuusamareeb Macalin C/raxmaan Geed Qorow iyo gudoomiyaha Deegaanka ceel garase cali adan xaashi ayaa waxay ugu baaqayn in la joojiyo dagaalka u dhaxeeya beelaha walaalaha ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here