Baaq ded-deg ah Oo laga soo saaray Xaalada daadaka roobka iyo fatahaadda Wabiga.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamuud Moallim Abdulle oo caawa warbaahinta kula hadlay xarunta howlgalada gurmadka deg-degga ah ee NEOC, waxa uu ka hadlay Qasaaraha ka dhashay Robabakii ka da’ay qaybo kamid ah gobolada dalka kuwaas oo gaystay qasaaro iskugu jira Dhimasho iyo dhawaac iyo qasaaro hantiyadeed.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in dadka ay saameyeen Roobkaan ay garayaan 850,000 oo Qof, dhimashadana ay marayso ilaa 29 Ruux, loona bahanyahay in bulshada taxadarto oo la caawiyo walaalaha kale ee Soomaaliyeed ee ku nool Gedo, Bakool, Baay iyo qaybo ka mid ah gobolada dalka oo sameen roobkaan ay ka soo gaartay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here