Askar la tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo la baray sharciyada ciidanka.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta tababar u soo xiray ku dhawaad 100 Askari oo ka tirsan ciidanka Asluubta Soomaaliya kuwaasi oo la baray sharciyada ciidanka.

Tababarkan ayaa lagu baranayay qodoba la xariira qaanuunka ciidanka, waxaana munaasabada xiritaanka tababarka ka qeyb galay saraakiisha sare ee ciidanka Asluubta soomaaliyeed.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here