Arsenal Vs PSG Oo Caawa Ciyaaraya kulan ka tirsan champions League

0
11

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kooxda Arsenal ayaa marti galin doonta kooxda PSG kulan xiiso leh oo ka tirsan champions League wareegii 2-aad ee heerka League.

Kooxda Arsenal ayaa kulanka u soo galaysa iyaga oo doonaya in ay badiyaan kulankoodii ugu horeeyey ee champions League

Dhinaca kale PSG ayaa doonaysa in ay badiso kulankeedii 2-aad oo xidhiidh ah tartanka champions League.

Kulanka: Arsenal Vs PSG

Tartanka: Champions League

Wakhtiga: 10:00

Garoonka: Emirates

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Arsenal ayaan laga badinin afartii kulan ee ugu dambeysay oo ay la ciyaartay PSGTartanka Yurub (hal guul iyo 3 bar-baro).

Kooxda PSG ayaa laga badiyay mid kasta oo ka mid ah seddexdii kulan ee ugu danbeysay ee ay marti u ahaayeen kooxaha premier League tartanka champions League 2 jeer waxa ay la ciyaartay Man City, Hal mar PSG.

3-dii kulan ee hore ee Arsenal ay gurigeeda kula ciyaartay koox Faransiis ah oo ka tirsan UEFA Champions League waxa uu 6-0 kaga badiyay Lens Group-kii xilli ciyaareedkii hore marxaladdan. Gunners ayaa 4-0 ku hogaamineysay 27-daqiiqo ciyaartaas, halka ay mareysay ayaa weli ah guushii ugu weyneyd ee koox Ingiriis ah ay ka gaarto koox France ah

Mikel Arteta ayaa noqon doona tababarihii lixaad ee Isbaanishka ah ee Luis Enrique ayaa ka horyimid tartanka UEFA Champions League

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here