Ardeyda wax ka barata Jaamacadda SIU Oo soo Bandhigay hal abuur Ganacsi

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa lagu soo gaba gabeeyay Barnaamijka sanadlaha ah ee hal-Abuurka Ganacsi ee Ardayda Jaamacadda Waa Sannadkii labaad Ardaydeeda u qabatay tartan dhanka hal-abuurka Ganacsiga ah oo ay Ardaydu ku soo Bandhigayeen Fikradahooda Ganacsi.

Sannadkan 2023 waxaa Tartanka ka soo qeybgalay 11 kooxood oo Ardayda Jaamacadda ka mid ah waxaana guuleystay 3 kooxood oo kala galay kaalmaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here