Ardeyda Wax ka barata Iskuulada Dowlada Oo heleya Mashruuc lagu quudinayo.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iskuulka Carafaad wuxuu ka mid yahay Iskuulada ay gacanta ku heyso Dowlada KG, waxaana wax ku barta boqolaal Ardey labada gelin,marka laga reebo waxbarashada waxaa iskuulka ka jira Mashruuc lagu quudinayo Ardeyda kuwaas la siinayo quraac iyo qado maadama Bulshada inta badan ay yihiin kuwa danyar ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here