Ardeyda Machadka Caalami Oo ka Faa’ideystey Tababar ku saabsan Maareynta Qorshaha.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababar ku saabsanaa Qorshaynta istaraatiijiga ah iyo Samaynta xirfadaha go’aan qaadashada ayaa waxaa Hoolka Jamaacadda Zamzam loogu qabtay Ardeyda Qaar ee Magaalada Baydhabo.

Waxaa Tababarkan soo qaban qaabiyey Machadka Caalami professional College oo kamid ah Machadyada Degmada Baydhabo, kaas oo ay ardeyda u socdey Mudo laba Maalmood ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here