Ardeyda Macahadka Garbooda Oo ka Faa’ideystey Tababar ku saabsan Talaalka.

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Machadka gerbooda professional college GPC ayaa wuxuu u qabtay qaar ka mid ah ardayda wax ka barata jaamacadaha iyo schoolada magaalada baydhabo tababar muddo laba isbuuc soconaayey kaasoo ku saabsanaa talaalka.

Muhiimada tababarkaan loo qabtay ayaa waxay ahayd in lasoo saaro xirfadlayaal si xagar la’aan ah ugu adeega bulshadooda sidoo kale in sare loo qaado xirfadda talaalka iyo aqoonta ardayda ku dhaqan deegaanada koonfur galbeed soomaaliya gaar ahaan Ardayda ku nool degmada baydhabo iyo nawaaxigeeda.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here