Ardeyda Macahadka City College Magaalada Baydhabo Oo loo Tababarey barashada Amniga Computerka

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ku saabsanaa Amniga iyo Systems Computerka ayaa waxaa ka faa’idaystay Aradayda barataa kuliyada Tiknoolijiyada Machadka City Pre Univesity si kor loogu qaado dhanka aqoonta Xirfadaha Ardeyda oo muhiim u ah.

qaar kamid ah Ardaydii ka faa’ideysatey Tababarka ayaa u mahadceliyeen maamulka iyo macalimiinta iskuulka sidoo kalena faahin ka bixiyeen wixii ay barteen iyo sida ay uga faa’ideysan karaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here