Ardeyda Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Shahaadiga Oo Xaflad dhiiragelin ah loogu qabtay Xudur.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Munaasabad lagu dhiiragelinayo Ardaydii kaalimaha hore ka galay Imtixaankii Shahaadiga Fasalka 8-aad Dowlada Koonfur Galbeed ayaa lagu qabtey degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka gobolka kan Degmada Xudur maclimiin waalidiin iyo Ardeyda qaar ka mid ah Iskuulada ku yaala xudur

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here