Ardeyda Kaalmaha Hore galay Imtixaanka dhexe Oo Xaflad loogu qabtey Degmada Baran

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan ayaa ahayd mid lagu abaal marinaayey Ardeyda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka dhexe ee Dugsiga Hoose Dhexe Ee Al-Furqaan oo kamid ah Iskuulada ku yaala Magaalada Baran kaas oo lagu dhiiri gelinaayey Ardeyda in ay sii wataan waxbarashadooda ilaa heerka ugu sareysa.

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Gobolka kan Degmada Baran Waalidiin Gudiyada Waalidiinta iyo qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada ayagoo dhamaantood dhiiri geliyey Ardeyda in ay waxbarashada ku dadaalaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here