Ardeyda Jaamacadaha Baydhabo Oo u fariistay Imtixaanka dhaxe sanad dugsiyeedka 2023-2024.

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ardayda Dhigata Jaamacadda Zamzam University iyo ardayda Jaamacadda Baydhabo oo kamid ah jaamacaadaha ku yaalo magalada Baydhabo ayaa u fariistey Imtixaanka Mid term-ka, kaasi oo lagu Qiimeeyo Heerka Waxbarasho ee Ardayda.

Qaar ka mid ah Ardayda Dhigata jaamacadaha Magaalada Baydhabo oo aan wax ka weydiiney Imtixaanka ay u fadhiisteen ayaa sheegay in ay rajeynayaan Natiijo Wanaagsan, maadaama lagu bixiyey Dadaal fara badan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi